Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay weerar saaka ka dhacay J/hoose

Taliska ciidamada Mareykanka ee Qaaradda Africa ayaa sheegay in Duqayn ay ka fliyeen Soomaaliya, iyagoo kaashanaya ciidamada  dowladda Soomaaliya. Duqeynta ayaa  ka dhacday agagaaraha degmada Jamaame gobolka J/Hoose, maanta oo taariikhdu tahay  19-ka Janaayo sida ay sheegtay AFRICOM. War-Saxaafadeed uu soo saaray Taliska Mareykanka  ee Qaaradda Africa ayaa lagu sheegay in howlgalkan lala eegtay Saraakiil … Continue reading Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay weerar saaka ka dhacay J/hoose